});

Xidigii Hore Chelsea Eden Hazard Oo Si Rasmiya Ugu Biiray Kooxda Real Madrid.

Weeraryahankii kooxda kubadda cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Real Madrid ee ka dhisan Waddanka Spain.

Real Madrid ayaa dhammaystirtay saxiixa Eden Hazard, kaasoo ay lacag rikoorka kooxda ah oo dhan 100 milyan oo euro ay uga soo qaateen naadiga reer England ee Blues.

Waxa uu Hazard kooxda Los Blancos qalinka ugu duugay heshiis shan sanadood ah, waxaana la filayaa in loo xidhi doono maaliyadda lambarka 7-aad ee Real Madrid.

Hazard ayaa si rasmi ah loo soo bandhigi doonaa isagoo ah ciyaaryahan kooxda Real Madrid ah 13 bishan June, iyadoo Jamaahiirta naadiga iyo Saxaafaddaba markaas loo soo bandhigi doono.

Waxa uu noqday Eden Hazard ciyaaryahan Belgium-ka ah ee ugu qaalisan kubadda Adduunka.

Waxa uu 28 sano jirkaan dhaliyey 110 gool,352 kulan oo uu u saftay Chelsea, kaddib markii uu kaga soo biiray kooxda Lille sanadkii 2012-kii.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.