Xildhibaan Cali Aareeye oo Geeriyooday iyo Gudoomiyaha Golaaha wakiilada JSL oo Tacsi u Diray

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL
Mudane Baashe Maxamed Faarax waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa
ehelkii, qaraabadii,
Tacsi:
Hargeisa (Burcoonline) 05.06.2019 Inaa lillaahi wa inaa ilayhi
Raajucuun Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Baashe Maxamed Faarax
waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii, qaraabadii, Golayaasha
Baarlamaanka iyo guud ahaan qaranka Somalilandba ee uu ka baxay
Xildhibaan Cali SH. Ibrahim Aareeye oo habeenkii xalay 05 June 2019 ku
geeriyooday dalka Turkiga.
Waxa uu Gudoomiyuhu ilaahay marxuumka uga baryayaa inuu janooyinkiisa ku casuumo Samir iyo iimaan saadiq ahna inaga wada siiyo Aamiiin.
Suleymaan Cabdisitaar Dubad
Agaasimaha Warbaahinta iyo xidhiidhka Dadweynaha ee Golaha Wakiilada JSL












