Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Heshiiska Duulimaadka Ee Dhex Maray Soomaaliya Kenya.

 

Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay heshiiska dhawaan dhex maray labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo ku heshiiyay in duulimaadyadii ka iman jiray magaaladda Muqdisho ee lagu sii baadhi jiray Wajeer ay si toos ah u tagi doonto magaaladda Nairobi.

Farxaan oo arrimahaasi ka hadlay ayaa yidhi  “Dee Soomaaliya uun bay ka wada hadleen ee soomaaliland kamay wada hadal, Anaga Muqdisho Duulimaadkayagu ma maro, Mana Marayo, waxaa weeyaan duulimaadkayagu waa toos, qaarna Adis Ababa ayay maraan, Qaarna Dubai ayay maraan, kuwo kalena Djabouti ayay maraan” ayuu u sheegay Wasiir Farxaan Bulshotv, waxaanu intaasi ku sii daray.

Hadii ay Laba Dawladood Heshiiyeen, inaguna dawlado kale ayaynu heshiis kula jirnaa, Markaa Tooda ka hadli mayo.

Muhiim maaha waxa ay labada dawladood ka wada hadleen, laakiin waxa muhiim ah halkee ayay dawlada soomaaliya xidhiidh la leedahay, Duulimaadyadda Somaliland wax iska bedelayaa ma jirto” ayuu yidh

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.