});

Xukuumadda Somaliland Oo Si Farxad Leh U Soo Dhawaysay Qorshaha Dawladda Uganda.

hirkadda diyaaradaha ee Uganda shaacisay in ay magaalada Hargeysa ka mid tahay dalal iyo magaalooyin ay shirkaddu duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto.

“Warkan weyni kaliya muhiim uma aha Somaliland ee Bariga Afrika oo dhan ayuu muhiim u yahay. waanu sugi kari la nahay duulimaadkii u horeeyay ee Uganda Airline ku soo fadhiisanayso madaarka Hargeysa,” Sidaas ayuu yidhi masuul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo wargeyska Busiweek soo xigtay.

Waxa uu intaasi ku daray in ay ahmiyad weyn u leedahay Somaliland, Uganda iyo gobolkaba isku xidhnaanta garoomada Cigaal iyo Entebe, islamarkaana kor u qaadayso ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqyada u dhexeeya Hargeysa iyo Kambala.

Geesta kale Busiweek ayaa ku warramaya in koox ka socota shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways yimaaddeen madaarka Hargeysa si ay u eegaan xaaladdiisa taas oo hor dhac u ah damaca shirkaddu duulimaadyo kaga bilaabayso.

Wakiilka Somaliland u fadhiya Nairobi Baashe Cawil ayaa sheegay in ay jiraan ganacsato u kala goosha Hargeysa iyo Nairobi, islamarkaana ay muhiim tahay in Kenya Airways duulimaad ka bilawdo Hargeysa.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.